Golaha Wasiirrada oo iclaamiyay in dalka lagu soo rogay xaalad deg deg ah
Addis Ababa,NOV 02,2021 (Diqimti 23,2014 T.I (FBC/SOMALI)-Golaha Wasiirada JDFI ayaa ku dhawaaqay in dalka oo dhan xaalad deg deg ah lagu soo rogay taas oo dhaqan galaysa maalinnimadan…