Argagixisada TPLF oo burbur xoogan gaadhsiisay kaabayaashii bulshada ee magaalada Shewarobit
Addis Ababa,DEC 03,2021 (Hidar 24,2014 T.I (FBC/SOMALI)-Dadka ku dhaqan magaalada Shewarobit ayaa FBC u sheegay in kooxda argagixisada ah ee TPLF ay si cad u cadaysay nacabka ay u hayso…