Fana: At a Speed of Life!

RW Abiy oo kulan wadaxaajood la yeeshay Xoghayaha Cusub arrimaha dibedda Mareykanka

Addis Ababa,Feb 05, 2021 (Dir 28,2013 T.I (FBC/SOMALI)-Ra’iisal wasaare Abiy Axmed ayaa wadaxaajood la yeeshay xoghayaha cusub ee arrimaha dibedda Mareykanka Antony Blinken.

Ra’iisul Wasaaraha ayaa qoraal uu soo dhigay bartiisa twitter-ka uga mahadceliyay Blinken “sida ay uga go’an tahay taageeridda dib-u-habeynta ballaadhan ee Itoobiya,taas oo aan sii wadayno iyada oo aan nalaga hor-istaagaynin.

” Rabitaankeena ku aaddan dimuqraadiyadda iyo dhisidda dal barwaaqo iyo nabad ah oo dhinacyo badan leh waxaa kor loogu qaadayaa xidhiidka Itoobiya iyo Mareykanka oo sii xoogeysta”.ayuu sii raaciyay.

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.