Kooxda argagixisada ah ee TPLF oo burburisay xafiiskii USAID ku lahayd magaalada Nifas Mewcha ee…
Addis Ababa,Aug 27,2021 (Nehase 21,2013 T.I (FBC/SOMALI)-Kooxda argagixisada ah ee TPLF ayaa burburisay xafiiskii USAID ee laanta Nifas Mewcha ee Degmada Lay Gaynt ee deegaanka Axmaarada.…